Professional Documents
Culture Documents
TUSMO
TUSMO
3 Weedha Tifaftiraha
4 Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL oo
Shahaado Sharaf Guddoonsiiyay Telesom
5 Shirkadda Telesom & Xawaalada Qaran oo
si wada-jir ah u daahfuray adeegga
QARA/ZAAD
7 Telesom oo Madaxweyne Siilaanyo hab
Maqal iyo Muuqaal ah ku xidhiidhisay
Badhasaabada Gobolada
Wasiirka Ganancsiga, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Gud. Qaran iyo Gud.ku-xigeenka Telesom oo ka hadlaya Qaran/Zaad
11 Shaqaale Telesom ah oo ka
Qallinjabiyay Jaamacadaha dalka
S annad walba waxa shirkadda Telesom ugu
qalinjabiya Jaamacadaha dalka shaqaale aad u
badan, taasina waxa ay cadaynaysaa dedaalka
ay maamulka Telesom ugu jirtaan horumarinta iyo
dhiirigelinta shaqaalka shirkadda.
Sannadkan 2010 waxa Jaamacadaha Hargeysa, Ad-
mas iyo Nugaal ardaydii sannadkan qallinjabisay ka
mid ahaa shaqaale Telesom ah oo kala ahaa:
1. Maxamed Ducaale Maxamed Nugaal
2. C/Risaaq Axmed Warsame Nugaal
3. Xuseen Axamed Xaashi Admas
4. Fadxi Abiib Diiriye Admas
5. Axmed Maxamed Muuse Admas
6. Maxamuud Ismaaciil Warsame Admas
7. Badri Cabdi Axmed Admas
8. Khadar Maxamed Dagaal Admas
9. Cumar C/laahi Mubaarik Hargeysa
10.Mustafe Siyaad Yoonis Hargeysa
11.Axmed Sh. Cabdiraxmaan Cali Hargeysa
Muuqaalka ardaydii tartamaysay, wasaarada Tacliinta, Maamulka Telesom iyo Sarkaal ka socday Hay’adda AET
A ugust 2010, Kulamada iyo iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee maal, habeen kastana ka bixi jiray tele-
tartamada aqooneed waxa bulshada. fishanka Qaranka su’aalihii lagu tarta-
ay raad weyn ku yeeshaan mayay oo tiradoodu dhamayd ilaa 300
Dabayaaqadii bishii Ramadaan oo ku
garaadka ardayda iyo in ay markasta su’aalood oo isugu jiray maadooyinka
beegnayd August 25, 2010 ayay
nooleeyaan dedaalka iyo koboca dusgiyada sare lagu barto sida: Biol-
shirkadda Telesom sameysay
aqoonta bulshada, maxaa yeelay ogy, Chemistry, Physics, Maths, Arabic,
barnaamij ay ku tartameen 5 dugsi
aqoontu waa furaha nolosha iyo horu- Religion, History, Geography iyo So-
sare oo kala ahaa; Faarax Omaar, Max-
marka bulsho kasta. mali literature waxa diyaariyay macali-
amuud Axmed Cali, Dayib Guray, Abu-
inta dugsiyada sare oo khibrad iyo
Iyada oo arrintaas ka duulaysa Tele- Hurayra iyo Future. Dugsiyadan oo ka
waayo-aragnimo fiican u leh maadooy-
som waxay sannad walba bisha mid ahaa Dugsiyada Sare ee Caasi-
inkaas. Gabogabadii barnaamijka oo
Ramadaan ee barakaysan qaban- mada Hargeisa waxa ay ku soo baxeen
lagu tilmaamay in uu yahay mid
qaabisaa barnaamij tartan aqooneed hab qori-tuur ah oo ay shirkaddu ku
heerkiisu sarreeyo oo la mid ah kuwa
ah oo ujeedadiisu tahay dhiirigelinta kala saartay dhammaan dusgiyada
caalamka waxa ku guuleystay dugsiga
aqoonta iyo abuuritaanka barnaamijyo sare ee Hargeysa jira.
sare ee Future, oo ka reeyay dugsiga
cilmi ah oo xiiso geliya dhallinyarada Tartankan oo socday toban caano
Ka Eeg Bogga 9aad
Muuqaalka Macalimiintii
Su’aalaha tartan-aqooneedka
diyaarisay
Tababarada
2009-2009: October, 7 Days, Training; webs-map (PPS services),
SMU (Subscriber Management Unit), Telesom, Hargeysa
2009-2009: June, 3 Days Training; Financial and Operational Program (Zaad Service), Telesom, Hargeysa
2009-2009: February, 4 Days Training; E-wallet Program, Telesom, Hargeysa
M
aadaama oo aanay dunidu daawanayn dalka yare e na- Waxaan ka soo duulay Hindiya ka dib markii aan metelay filimkay-
badgelyada iyo xasiloonidu ka jirto ee Geeska Africa oo gii labaad ee Bollywood, halkaasoo ay dadku ii dabagali jireen iyaga
aan si rasmiya loo aqoonsanayn ayaa tusaale u noqonaya oo dallado sita iiguna adeegayeen baahi kasta oo aan qabo. Waxaan
inta hadhay ee Qaaradda Africa, shakina kuma jiro inay iyaga u baahan jiray dul-ka-eegayaal hadii aan sarifanayo doollaraadkayga;
(Somaliland) ku dayan doonaan. “Sidaa waxa lagu sheegay qoraalka xaqiiqdiina waa dembi, waana hanaan aan jirayn. Sidaas daraadeed,
warbixin uu ka faaliyay booqasho uu dhawaan ku yimi Somaliland Shirkadda Telesom oo ah Kambaniga ugu wayn ee Mobileka ayaa
Monty Munford, kaas oo ah suxufi khibrad 15 sannadood ah u leh ku tallaabsaday adeeg guud ahaanba lagu ilaawayo lacagta kaashka
warbaahinta kala duwan. ah.
Monty Munford oo ka dib laba sannadood oo uu ku noolaa India dib Habka Bangiyaynta Mobile-ka Africa maaha wax cusub waana
ugu noqday Ingiriiska sannadkan, waxa uu la-taliye ka yahay soo- hanaan aad hore uga maray dunida reer galbeedka iyo Aasiya, balse
saarista filimaan madadaalo magaalooyinka Los Angels iyo Liverpool, Somaliland heer ahaan tallaabo fog ayay ka gaadhi karaan. Qaranku
waxaanu qayb muhiim ah ka qaatay filim arrimo kala duwan saamay- wuxuu ku shaqeeyaa dakhli dhan $40 Milyan oo Doollar, sidaa
naya oo soo baxaya bisha December, 2010. Isla markaana warbix- aawadeed, kobcin ayaa muhiim ah si uu dalkani ugu sii socdo si uu
inta uu Somaliland ka diyaariyay waxa uu diirada ku saarayaa heerka u helo aqoonsi u dunida inteeda kale ka helo.
ay Somaliland ka marayso dhinacyada adeegyada Mobile-ka iyo laca-
Inka yar lix bilood gudahood ayay inka badan 80,000 oo qof isaga
gaha la xawilo. Warbixintaas oo dheerayd waxa uu ku bilaabay si-
diiwaangeliyeen Hargeysa Adeega ZAAD oo Mobile-ka wax lay-
dan: “Bob Dylan ayaa mar yidhi, ‘lacagtu ma hadasho, way dhaarataa,
sugu xawilo, iibka iyo bixinta biilasha, waxaana mar horeba tiro ku
‘balse Magaalada Hargeysa oo ah caasimada Somaliland-ta Africa way
filani ay siteen Mobile-ka shan shirkadood oo ka jira dalkan ay is
hafisay. Dhab ahaan way hafisay, sidii laybareeri liigay oo Maansuun
le’eg yihiin Ingiriiska oo dadka ku nool lagu qiyaaso keliya 3.5
ku dhufatay. Taasi waa sababta oo ah waxa yaala lacag sidaa u fara
Milyan.
badan. Lacagtaa qadarkeeda ugu sareeyaa waa 500 oo Shillin, taas
oo aanay macneheedu ahayn lacagta guud ahaan la wada isticmaalo. Talefoonada laga diranayo Somaliland ayaa ah kuwa ugu jaban
Sariflayaasha ayaa fadh-fadhiya goobo ay iyaga laftoodu samaysteen, Qaaradda Afrika, isla markaana ayaa ka dhexeeya shirkaddaha tale-
halka carruuruhuna ay Keeryoonayaal kaga qaadayaan lacagtaas foonada, taasoo macneheedu yahay inay shan jeer ilaa lix jeer ka
meel, meel kalena ka geynayaan, taas oo la mid ah sidii sannadihii jaban yihiin talefoonada Somaliland marka loo eego dalalka kale ee
1930-naadkii ay noqotay lacagta Jarmalku xilligii uu qiimeheedu Qaaradda Afrika. Waxa keliya u baahan yihiin in Mobile-doodu ay
aadka u dhacay. Dhan kasta marka laga eego, lacagta kaashka ahi sidaan dhammaan adeegyada wax iswaydaarsiga……Shirkadda
kama shaqayso halkan. Ma laga yaabaa in Somaliland-tan aan la Telesom ayaa hogaaminaysa adeegaas.
aqoonini ay noqoto Qarankii ugu horeeyey ee bilaa kaash noqda?
Sidaas aawadeed, maadaama oo ay dunidu daawanayso, dal yar oo
Maaha uun inay suuragal tahay, waase ugu badnaan mid xaqiiqo ah.
nabadgelyo buuxda haysta oo ku yaala Geeska Afrika, ayaa tusaale
Waxa mar horeba u jiray si la-yaab leh aasaas adag oo ay tani ku u noqon doona inta kale ee Qaaradda Afrika oo aanu shaki ku jirin
imanayso. Hababka lagama maarmaanka ah ee lacagaha qurbajoogu u inay daba-gali doonaan.
xawilaan iyo habka nooca mobile-bangiyeedka, ayuu dalkani kaga Waxa diyaariyay wargeyska Ogaal
SEKO SOOC
“Waa Qorme Taxane ah oo aanu ka soo qaadanay Buug uu Suldan Maxamed
Ibraahim ka diyaariyay Sekada maalka qofka Muslimka ah ku waajibtay”
Xukunka Sekada
Waxaa ay isku waafaqsan tahay dhammaan ummada is-
laamku inay sekadu tahay waajib kuna waajibayso qofka
muslimka ah ee haysta hanti seko goys ah, midaasina waxay
ku cadahay qur’aanka, sunnada iyo ijtmaaca ummadda is-
laamka. Illaahay waxa uu ku yidhi qur’aanka kariimka ah
( 20) أﯾﺔ "وأﻗﯿﻤﻮا اﻟﺼﻼة وأﺗﻮا اﻟﺰﻛﺎة واﻗﺮﺿﻮا اﷲ ﻗﺮﺿﺎ ﺣﺴﻨﺎ" اﻟﻤﺰﻣﻞ
Suldaan Maxamed Xasan Ibraahim: Qoraaga
Salaada ooga, sekadana bixiya, Ilaahayna
amaahsada amaah wanaagsan. Buugga SEKO SOOC
Waxaa kale oo uu illaahay yidhi:
(103) ﯾﺔأ "ﺧﺪ ﻣﻦ أﻣﻮاﻟﮭﻢ ﺻﺪﻗﺔ ﺗﻈﮭﺮھﻢ وﺗﺰﻛﯿﮭﻢ ﺑﮭﺎ" اﻟﺘﻮﺑﺔ
Ka qaad xoolahooda sadaqo iyaga dahiraysa. yidhi
" * ﻣﺎ اﻏﻨﻲ ﻋﻨﻲ ﻣﺎﻟﯿﺔ * ھﻠﻚ ﻋﻨﻲ ﺳﻠﻄﺎﻧﯿﺔ * ﺧﺬوه ﻓﻐﻠﻮه * ﺛﻢ اﻟﺠﺤﯿﻢ ﺻﻠﻮه
" "ﯾﺎ أﯾﮭﺎ اﻟﺬﯾﻦ أﻣﻨﻮا أﻧﻔﻘﻮا ﻣﻦ ﻃﯿﺒﺎت ﻣﺎ ﻛﺴﺒﺘﻢ وﻣﻤﺎ أﺧﺮﺟﻨﺎ ﻟﻜﻢ ﻣﻦ اﻷرض * ﺛﻢ ﻓﻲ ﺳﻠﺴﻠﺔ ذرﻋﮭﺎ ﺳﺒﻌﻮن ذراﻋﺎ ﻓﺎﺳﻠﻜﻮه * اﻧﮫ ﻛﺎن ﻻ ﯾﺆﻣﻦ ﺑﺎﷲ اﻟﻌﻈﯿﻢ
(267) اﻟﺒﻘﺮأﯾﺔ وﻻ ﯾﺤﺾ ﻋﻠﻲ ﻃﻌﺎم اﻟﻤﺴﻜﯿﻦ * ﻓﻠﯿﺲ ﻟﮫ اﻟﯿﻮم ھﺎھﻨﺎ ﺣﻤﯿﻢ * وﻻ ﻃﻌﺎم إﻻ ﻣﻦ
kuwa rumeeyay illahayow bixiya waxaad shaqaysa- أ *ﻏﺴﻠﯿﻦ ﻻ ﯾﺄﻛﻠﮫ إﻻ اﻟﺨﺎﻃﻮون
teen waxa ugu wanaagsan iyo waxa aan dhulka idiin 37 ﻟﺤﺎﻗﺔأﯾﺔ
kasoo saarnay,
waxa uu cadeeyay nabigeenu (SCW) inay ka mid tahay aayadan oo ka hadlaysa nin is biday markii alle siiyay
arkaanta islaamka ee shanta ah: hanti iyo wiilal fara badan ee ku kibray ayaa ilaahay
ﻗﺎل رﺳﻮل اﷲ ﺻﻼ اﷲ ﻋﻠﯿﮫ وﺳﻠﻢ "ﺑﻨﻲ اﻹﺳﻼم ﻋﻠﻲ ﺧﻤﺲ geliyey naarta wuxuuna bilabaay calaacal uu ku
واﻗﺎم,ﺷﮭﺎدة أن ﻻ اﻟﮫ إﻻ اﷲ وان ﻣﺤﻤﺪ رﺳﻮل اﷲ ﺻﻠﻲ اﷲ ﻋﻠﯿﮫ وﺳﻠﻢ calaacalaayo wixii uu isku halaynayey oo ka difaaci
اﻟﺼﻼة واﺗﺎء اﻟﺰﻛﺎة وﺣﺞ اﻟﺒﯿﺖ وﺻﻮم رﻣﻀﺎن" ﻣﺘﻔﻖ ﻋﻠﯿﮫ waayey ciqaabka Alleh wuxuu ku yidhi calaacalkaa
“waxba iimey tarin xoolahaygii, wiilashaydii iyo
Xikmada ku jirta ee loo waajibiyay sekada sharaftaydii aan ku lahaa dadka dhexdiisa, alle waxa
Ilaahay waxa uu ka dhigay sekada shay uu xoolaha ku daa- uu ku yidhi xidh-xidha geliya jaxiima dabadeedna
hiriyo (nadiifiyo) iyo qofka maalka haytaba; waxaa kale oo afka ka geliya silsilad dhererkeedu yahay todobaatan
ilaahay kaga duwayaa balaayooyinka iyo aafaadka wareega dhudhun taas oo naar ah, maxaa yeelay muu ru-
adduunka dushiisa waxaa kale oo xaqiiq ah in uu ilaahay meyn ilaahii weynaa, masaakiintana in wax la taro
barakaynayo xoolaha sekada laga bixiyo sida ay diinteenu ma dhiiri gelin jirin, halkan uma joogo saaxiib iyo
inoo cadaysay waxaana mudan in aynu sheegno xikam cunto aan ahayn dheecaan iyo biyo ka baxa ehelu
dhawr ah oo sekada ku jira: naarka kaasi oo aanay cunin kuwa gafay mooyaane
Bixinta sekadu waxay nafta qofka bina aadamka ah ka nadii- cid kale.
fisaa bakhayl tinimada, ku dhaganaanta maalka, damaca iyo Waxtarka foqorada iyo buuxinta baahida muslimiinta baahan
xad gudubka laga qaado qaninimada sida ilaahay sheegay sida uu nabigu yidhi SCW " ﻣﺜﻞ اﻟﻤﺆﻣﻨﯿﻦ ﻓﻲ ﺗﻮادھﻢ وﺗﺮاﺣﻤﮭﻢ
(7,6) اﯾﺔ "ﻛﻼ إن اﻹﻧﺴﺎن ﻟﯿﻄﻐﻲ أن رآه اﺳﺘﻐﻨﻲ" اﻟﻌﻠﻖ أiska daaya وﺗﻌﺎﻃﻔﮭﻢ ﻛﻤﺜﻞ اﻟﺠﺴﺪ اﻟﻮاﺣﺪ إذا اﺷﺘﻜﻲ ﻣﻨﮫ ﻋﻀﻮ ﺗﺪاﻋﻲ ﻟﮫ ﺳﺎﺋﺮ اﻟﺠﺴﺪ
insaanku (Qofku) wuu kibraa xad gudbaa markuu أﺧﺮﺟﮫ ﻣﺴﻠﻢ واﺣﻤﺪ ﻋﻦ اﻟﻨﻌﻤﺎن ﺑﻦ ﺑﺸﯿﺮ "ﺑﺎﻟﺴﮭﺮ واﻟﺤﻤﻲ
isku arko xoolo badan. Markale ilaahay isagoo sifay-
naaya dadka naarta ee ku xad gudba xaqa xoolaha waxa uu
Xanuunada Maskaxeed ee
Hooyada Umusha kadib
Waxa diyaariyay: Dr. Hodan Abdilahi Dualle
D
hibaatooyinka maskaxeed ee gabdhaha ku dhaca
umusha kadib waxay ka mid yihiin dhibaatooyinka
ugu yar tiro ahaan marka loo eego xanuunada
kale, sidaan korba ku sheegay waxay gaar u yihiin dumarka
gaar ahaan ilmaha koowaad ama ugubka, ma odhankarno
gabadh kasta ama hooyo kasta way la kulmaysaa dhibaatadan
maskaxeed balse waxa jira waxyaabo fududeeya inay
hooyadu u nuglaato dhibaatadan.
***Marba Tuulis Baad Funaysaa Khaanad Tagasaaye. ***Sikastaba U Eegoo Cilmaga Way Usidataaye
10) Tafsiir Iyo Xadiisbaad Kaheli Kii Aad doontaba E. 22) Masaluugo Ruuxii Marqudha Sahay Kuqaataaye.